Alan Shearer Oo Doortay Shaxda Ugu Fiican Premier League Todobaadkan

Halyeeyga reer England ee Alan Shearer ayaa soo doortay shaxdiisa ugu fiican ee horyaalka premier League todobaadka 36-aad ee horyaalka kadib markii la ciyaaray kulamadii Xalay.

Kooxaha waaweyn ee premier League ayay kaliya ka badisay Man City kuwaas oo xasuuqay kooxda Newcastle kulan ka dhacay Etihad Staduim.

Kooxaha kale ee Chelsea, Liverpool, Arsenal iyo Man United ayaa 2 laga badiyay 2 kalena bar-baro niyad kab leh lagu qabtay kulamadii todobaadkan.

Alan Shearer ayaa soo xushay shaxdiisa kadib markii la dhamaystirtay todobaaadka iyada oo kooxaha Liverpool, Man City iyo Tottenham ku lahaayeen min hal xiddig.

Kooxaha Bournemouth, Shefield United iyo West Ham ayaa ku leh shaxda Alan Shearer min 2 xiddig halka Wolves ku leedahay hal xiddig dhankeeda.

Image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*