Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhawaaqi doonto saxiixa Tababare Arne Slot ka hor bilowga todobaadka dambe. Reds ayaa raadinaysay tababare cusub tan iyo markii uu Klopp ku dhawaaqay bishii January in uu ka
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli