Sababtii Yamal looga qaaday Kubadda dahabka oo lasoo bandhgay & Dhibcaha lagu kala guuleystay oo lasoo bandhigay

0

Waxaa la shaaciyay tirada rasmiga ah ee codadka abaalmarinta Ballon d’Or 2026, iyadoo Harry Kane uu Kylian Mbappé kaga guuleystay farqi aad u yar oo dhan 28 dhibcood.

Weeraryahanka reer England ayaa helay 1,055 dhibcood, halka Mbappé uu ku dhammeystay kaalinta labaad isagoo urursaday 1,027 dhibcood.

Advertisment

Lamine Yamal ayaa galay kaalinta saddexaad isagoo helay 881 dhibcood, waxaana kaalinta afaraad galay Rodri oo helay 726 dhibcood. Lionel Messi ayaa dhammaystiray shanta ciyaaryahan ee ugu sarreeya, isagoo helay 612 dhibcood.

10-ka ciyaaryahan ee ugu sarreeya codbixinta Ballon d’Or 2026:

Harry Kane – 1,055 dhibcood
Kylian Mbappé – 1,027 dhibcood
Lamine Yamal – 881 dhibcood
Rodri – 726 dhibcood
Lionel Messi – 612 dhibcood
Khvicha Kvaratskhelia – 541 dhibcood
Ousmane Dembélé – 418 dhibcood
Erling Haaland – 378 dhibcood
Michael Olise – 296 dhibcood
Fabián Ruiz – 201 dhibcood

Ads

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here