Erik ten Hag oo si adag uweeraray Ronaldo Waqtigiisii Man utd -na ka kashifay

0

Tababarihii hore ee Manchester United, Erik ten Hag, ayaa hadallo culus ka sheegay Cristiano Ronaldo, isaga oo ku eedeeyay inuu niyad-jab ku riday isaga iyo kooxda Manchester United.

Ten Hag ayaa la sheegay inuu yiri: Ronaldo wuxuu niyad-jab igu riday aniga iyo Manchester United, isaga oo mararka qaar isaga tagi jiray tababarrada ka hor inta aysan dhammaan.

Advertisment

Intii uu tababarka ku jiray, heerka garaaca wadnihiisa ma gaari jirin heerkii looga baahnaa, sida lagu sheegay hadallada loo nisbeeyay Ten Hag.

Waxa kale oo la sheegay in saameynta Ronaldo ay ku dhacday qaar ka mid ah ciyaartoyda kale, kuwaas oo aan Manchester United ka dhigin mudnaantooda koowaad.

Ads

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here