Kooxda Chelsea ayaa 2-0 kaga adkaatay Everton kulan ka tirsanaa wareegga 7-aad ee horyaalka Premier League xilli ciyaareedka 2026/2027.
Pedro Neto ayaa labada gool u dhaliyay Chelsea, isagoo goolka koowaad dhaliyay daqiiqaddii 46-aad, halka goolka labaad uu yimid daqiiqaddii 90-aad.
Advertisment
Guushan ayaa Chelsea gaarsiisay 13 dhibcood, iyadoo kaalinta 4-aad kaga jirta kala sarreynta horyaalka, halka Everton ay ku hartay 10 dhibcood iyo kaalinta 6-aad.
Ads

