DEG DEG Tabarahii badali lahaa Carrick oo fabrizio oo soo qarxiyey waa kuma ?

0

Michael Carrick: Manchester United ayaan hadda qorshaynayn inay shaqada ka ceyriso Michael Carrick, inkastoo kooxda ay guuldarro kala kulantay Atlético Madrid. Fabrizio Romano ayaa sheegay in maamulka United uu weli taageersan yahay tababaraha.

Antonio Conte: Tababarihii hore ee Chelsea, Juventus iyo Napoli ayaa diyaar u ah inuu shaqo cusub bilaabo xilli-ciyaareedka dhexdiisa, haddii koox weyn oo Yurub ah ay u soo bandhigto fursad ku habboon. Conte ayaa lala xiriirinayaa United, balse wax heshiis ah lama xaqiijin.

Advertisment

Lisandro Martínez: Daafaca reer Argentina ayaa dhaliil kulul u jeediyay siyaasadda suuqa kala iibsiga ee Manchester United, kaddib guuldarradii Atlético Madrid. Romano ayaa sheegay in Martínez uusan ahayn ciyaaryahanka keliya ee aaminsan in kooxdu ay ahayd inay xagaagii ciyaartoy badan soo xero geliso.

Kharashaadka suuqa: United ayaa xagaagii ku bixisay qiyaastii €173.2 milyan ciyaartoy cusub, halka Manchester City ay ku bixisay €526.2 milyan, Chelsea €406.7 milyan, Tottenham €366.3 milyan, Liverpool €269.6 milyan, Arsenal-na €227.1 milyan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here