Shaxda Laga Yaabo In Ay Liverpool Kaga Hor Tagto Everton Kulanka Derby-ga.

Tababaraha Kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa haysta dookh fiican oo uu ka soo xulan karo shaxdiisa kulanka ay Liverpool la ciyaari doonto Everton.

Xiddigaha Sadio Mane iyo Thiago ayaa si buuxda uga soo kabsaday xanuunka Korona waxana ay diyaar u yihiin in ay ku bilowdaan shaxda Reds.

Laakiin Alisson ayaa wali ka maqan kooxda Liverpool isaga oo dhaawac kaga maqan kagana maqnaan doono kulamada soo socda.

Sidoo kale Daafaca Joel Matip ayaa ka soo laabtay dhaawac waxana la filayaa in uu ka qayb qaato kulanka Derby-ga ee Adag.

Hadaba wargayska Daily Star ayaa soo saaray sida ay noqon karto shaxda ay Liverpool ku soo gali karto kulanka Everton.

Liverpool's strongest XI for closest Everton derby clash in years

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*