30-ka Xiddig Ee U Tartami Doona Abaalmarinta Ballon d’Or 2021, Messi, Ronaldo, Lewandowski & Jorginho Ayaa Hogaaminaya.

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray Liiska 30-ka xiddig ee u tartami doona abaamarinta Ballon d’Or 2021 iyada oo Majaladu isku diyaarinayso in ay abaalmarinta bixiso sanadkan.

Abaalmarinta Ballon d’Or-ka ayaa la baajiyay sanadkii hore sabab la xidhiidha xanuunka Korona kaas oo si weyn u saameeyay kubada cagta dhinac kasta oo ay ahaato.

Xiddigaha Lionel Messi, Cristiano Ronaldo & Robert Lewandowski ayaa dhamaantood ku jira Liiska xiddigaha 30-ka ah ee u tartami doona sanadkan.

Xiddigaha kale ee qaab ciyaareedkooda ku mutaystay abaalmarinta in loo sharoxo waxa ka mid ah Erling Haaland, Kylian Mbappe, Karim Benzema & Romelu Lukaku.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska 30-ka xiddig ee u tartmi dona abaalmarinta:

  1. Cesar Azpilicueta
  2. Nicolo Barella
  3. Karim Benzema
  4. Leonardo Bonucci
  5. Giorgio Chiellini
  6. Kevin De Bruyne
  7. Ruben Dias
  8. Gianluigi Donnarumma
  9. Bruno Fernandes
  10. Phil Foden
  11. Erling Haaland
  12. Jorginho
  13. Harry Kane
  14. N’Golo Kante
  15. Simon Kjaer
  16. Robert Lewandowski
  17. Romelu Lukaku
  18. Riyad Mahrez
  19. Lautaro Martinez
  20. Kylian Mbappe
  21. Lionel Messi
  22. Luka Modric
  23. Gerard Moreno
  24. Mason Mount
  25. Neymar
  26. Pedri
  27. Cristiano Ronaldo
  28. Mohamed Salah
  29. Raheem Sterling
  30. Luis Suarez

Sii Akhriso: Fariimo Jacayl: La Wadaag Qofka Aad Jeceshahay Fariimahan Cajiibka Ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*