25-ka Saxiix Ee Ugu Qaalisan Taariikhda Premier League Oo La Soo Saaray.

Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaan si Rasmi ah u furmin waxana uu furmi doonaa 1 bisha July laakiin waxa aan haatanba ognahay in ay Man City dhamaystirtay saxiixa xiddiga Erling Haaland.

Weeraryahanka Dortmund ayaa Man City ugu biiray lacag dhan 63 milyan oo euro oo ah lacag lagu bur-burinayay heshiiska xiddiga reer Norway.

Xiddiga Haaland ayaa ku biiray Liiska xiddigaha ugu qaalisan taariikhda suuqa kala iibsiga kadib markii uu ku biiray kooxda Man City.

Man City ayaa xilli ciyaareedkii hore baanka u jabisay Jack Grealish waxana ay ka soo bixisay lacag dhan 100 milyan oo euro taas oo muujinaysa in Man City hogaaminayso liiska xiddigaha ugu qaalisan.

Wargayska Mirror ayaa soo saaray Liiska 25-ka xiddig ee ugu qaalisan taariikhda premier League marka laga hadlayo suuqa kala iibsiga.

  1. Jack Grealish (Aston Villa to Man City, 2021) – £100m
  2. Romelu Lukaku (Inter Milan to Chelsea, 2021) – £97.5m
  3. Paul Pogba ( Juventus to Man Utd, 2016) – £89m
  4. Harry Maguire ( Leicester to Man Utd, 2019) – £80m
  5. Jadon Sancho (Borussia Dortmund to Man Utd, 2021) – £77m
  6. Virgil van Dijk ( Southampton to Liverpool, 2018) – £75m
  7. Romelu Lukaku ( Everton to Man Utd, 2017) – £72m
  8. Kepa Arrizabalaga (Athletic Bilbao to Chelsea, 2018) – £72m
  9. Kai Havertz (Bayer Leverkusen to Chelsea, 2020) – £72m
  10. Nicolas Pepe (Lille to Arsenal, 2019) – £72m
  11. Alisson (Roma to Liverpool, 2018) – £67m
  12. Ruben Dias (Benfica to Man City, 2020) – £65m
  13. Rodri (Atletico Madrid to Man City, 2019) – £62.8m
  14. Angel Di Maria (PSG to Man Utd, 2015) – £60m
  15. Riyad Mahrez (Leicester to Man City, 2018), £60m
  16. Alvaro Morata ( Real Madrid to Chelsea, 2017) – £60m
  17. Joao Cancelo (Juventus to Man City, 2019) – £60m
  18. Christian Pulisic (Borussia Dortmund to Chelsea, 2019) – £58m
  19. Pierre-Emerick Aubameyang (Borussia Dortmund to Arsenal, 2018) – £58m
  20. Aymeric Laporte (Athletic Bilbao to Man City, 2018) – £57m
  21. Kevin De Bruyne (Wolfsburg to Man City, 2015) – £54m
  22. Naby Keita (RB Leipzig to Liverpool, 2018) – £52.75m
  23. Erling Haaland (Borussia Dortmund to Man City, 2022) – £51m
  24. Raheem Sterling (Liverpool to Man City, 2015) – £49m
  25. Bruno Fernandes (Sporting Lisbon to Man Utd, 2020) – £47m