23 Kooxood Oo U Soo Baxay Champions League Xilli Cigaareedka Dambe

Ugu yaraan 23 kooxood ayaa u soo baxay Champions League xilli ciyaareedka soo socda ilaa hadda.

Kooxo dhowr ah ayaa durba xaqiijistay booskooda champions League sababo la xiriira boosaskooda horyaalka.

Horyaalka Premier League, Liverpool iyo Arsenal ayaa xaqiijiyay boosaskooda.

Horyaalka La Liga Barcelona, ​​Real Madrid, Atletico Madrid iyo Athletic Club ayaa u soo baxay mar hore.

Kooxaha kale ee qaaradda sida PSG, Inter Milan, Slavia Praha, PSV iyo Frankfurt ayaa sidoo kale xaqiiqsaday booskooda.

Halkan kaga bogo kooxaha u soo baxay Champions League xilli cigaareedka dambe.

ENGLAND: Liverpool, Arsenal

ITALY: Napoli, Inter Milan, Atalanta, Juventus

SPAIN: Barcelona, Real Madrid, Atletico Madrid, Athletic Club

GERMANY: Bayern Munich, Borussia Dortmund, Bayer Leverkusen, Frankfurt

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga