UEFA Oo Soo Saartay Shaxda Ugu Fiican Champions League Sanadkii 2019

Xidhiidhka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa soo saaray shaxdii ugu fiicnayd tartanka champions League sanadkii 2019 kadib markii la galay sanadka 2020 oo bilow ah.

Shaxdan ayay kooxda Liverpool ku leedahay xiddigaha ugu badan kuwaas oo ku leh 5 xiddig halka laga dhex waayay xiddigo badan oo waaweyn.

Xiddigaha Ronaldo Iyo Lewandowski ayaa hogaaminaya weerarka halka ay xiddigaha Messi Iyo Mane ku wehelinayaan weerarka shaxdan.

Waxa shaxda ka maqan xiddigo badan oo uu ka mid yahay Mohamed Salah, Raheem Sterling Sergio Aguero, Sergio Ramos iyo waliba xiddigo kale oo badan.

Image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*