Shaxda Laga Yaabo In Ay Man United Ku Ciyaarto Hadii Ay Hesho Saxiixyada Fernandes & Koulibaly

Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhawdahay saxiixa daafaca kooxda Napoli ee Kalidou Koulibaly iyada oo la filayo in ay baanka u jabiso daafaca reer Senegal sida ay sheegayaan wararku.

Sidoo kale Man United ayaa qarka u saaran saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Bruno Fernanades kaas oo ay dhankiisa doonayaan in ay helaan suuqa January ee bishan lagu jiro.

Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa doonaya in uu helo xididga Fernandes inta lagu jiro bishan January iyada oo Red Devils wadahadalo kula jirta kooxda Sporting Lisbon.

Hadaba wargayska Sportsmole ayaa soo saaray shaxda laga yaabo in ay Man United ku ciyaarto hadii ay Kooxdu hesho 2-daas saxiix.

Bruno Fernandes ayaa meesha kala baxaya xiddiga Paul Pogba halka uu Kalidou Koulibaly kala baxayo booska xiddiga Victor Lindelof

MNUXI with Kalidou Koulibaly

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sidee Uga Bixi Kartaa Biyo Baxa Deg-Dega Ah, 3 Talo Ayaan Kuu Haynaa.

4 Comments

  1. waar horta ma waxbaad iska mutuhisaan mise siday idiinla.eekaato ayuumbaad usoo publish garaysan sida macquulka ah ayaa wax loo saadilayaa ee layskama soo dhigo uun waxaan macquul ahyn

  2. Waligey uma tagin dhaqtar io wax lamida waana lakulmay xaaladadaan lkn fikirkeyga badan Ayaa Ayaa iga saacaiday inaan qaab ciyaaredkeyga dib u helay mudda kadib 🤗

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*