Ogeysiis : Barnaamij Taariikhda Ciyaartooyda Iyo Kooxaha Oo Ay Biloowday Laacib Tv Tube

Waa Hubaal waad xiiseyneysaa sheekooyinka la xariira xogaha qarsoon ee ciyaartooyda kubadda cagta iyo taariikhda ay u soo mareen in ay heer ka gaaraan nolosha kubadda cagta

Hadaba barta Youtube -ka Laacib Tv Tube ayaa biloowday barnaamij loogu magac daray Qubanaha Laacib Tv kaasi oo diiradda lagu saarayo sheekooyinka hoose ee nolosha ciyaartooyda waxa uuna barnamaijka ugu horeeya uu soo galayaa maaata 12-ka duhurnimo ee waqtiga Geeska Afrika

Barnaamijkaas waxaad maalin waliba saacadda Geska Afrika marka ay tahay 12-ka duhurnimo ka daawaneysaa barta Youtube-ka Laacib Tv Tube , fadlan si uusan ku dhaafin barnaamijkaas ku biir Laacib Tv Tube Subscribe oo rukumo gambaleelka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*