UEFA Oo Soo Saartay Shaxdii Ugu Fiicnaa Todobaadka Champions League

UEFA ayaa soo saartay Shaxda ugu fiican kulamadii ugu dambeeyay ee wareega Group-yada champions League xilli ciyaareedkan kadib markii xalay la soo afjaray kualamadii wareega Group-yada.

Kooxaha Man City, Atletico Madrid iyo Benfica ayaa min 2 xiddig ku leh shaxda ugu fiican todobaadka champions League.

Dhanka kale  kooxaha Atalanta, Liverpool iyo PSG ayaa dhankooda min hal xiddig ku leh shaxda ugu fiican todobaadkan champions League.

Xiddigaha dhibacaha ugu badana helay ayaa kala ah Mbappe, Milik, Jesus, Gosens iyo Castagne kuwaas oo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.

Halkan Hoose Kaga Bogo shaxda Ugu fiican ee ay UEFA Soo saartay:

Image

Sii Akhriso: Ma Doonaysaa In Gacalisadaadu Kula Joogto Waligeed? Waa Kuwan Waxyaabo Ka Caawinaya In Aad Is Jeclaysiiso Gacalisadaada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*