Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Everton: Klopp Oo Is Badal Waali Ah Ku Sameeyay Shaxdiisa

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Everton kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Klopp iyo kooxdiisa ayaa kulanka Merseyside derby soo galay isaga oo is badal waali ah ku sameeyay shaxdiisa isaga oo kaydka dhiga xiddigaha Firmino, Salah Iyo Henderson.

halka uu muddo dheer markii ugu horaysay ku bilaabay xiddiga Shaqiri kaas oo weerarka la kulaminaya xiddigaah origi iyo Mane.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Liverpool: Adrian, Alexander-Arnold, Van Dijk, Lovren, Robertson, Wijnaldum, Milner, Lallana, Mane, Origi, Shaqiri

Kaydka: Kelleher, Keita, Firmino, Salah, Gomez, Henderson, Oxlade-Chamberlain

 

Everton: Pickford, Digne, Sidibe, Holgate, Keane, Mina, Davies, Sigurdsson, Iwobi, Richarlison, Calvert-Lewin

Kaydka: Lossl, Baines, Walcott, Tosun, Schneiderlin, Bernard, Kean

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*