Manchester United ayaa laga yaabaa inay isku daydo inay u adeegsato weeraryahankeeda Mason Greenwood si uu qayb uga noqdo heshiiska ay ku doonayaan daafaca dhexe ee Juventus Gleison Bremer, kaasoo lagu qiimeeyo 51 milyan (Gazzetta
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli