XOG: Kooxaha Goolasha Ugu Badan Ka Dhaliyay 5-ta Horyaal Ee Ugu Waaweyn Yurub.

5-ta horyaalka ee ugu waaweyn yurub ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh kuwaas oo laga dhaliyay goolal badan sidoo kale lagu jiro tartan xiiso leh oo horyaalada ah.

Kooxda Man City ayaa ah kooxda goolasha ugu badan ka dhalisay 5-ta horyaal ee ugu waaweyn ilaa haatan xilli ciyaareedkan iyada oo horyaalka premier League ka dhalisay 33 gool.

Dhanka kale kooxaha Leicester City ayaa ku xigta iyada oo 29 gool ka dhalisay premier League halka ay Chelsea iyo Liverpool ka dhaliyeen 27 gool oo horyaalka ah.

Hadii aynu eegno dhanka horyaalka La Liga kooxda Barcelona ayaa dhalisay 31 gool iyada oo ay ku xigto Real Madrid oo dhalisay 27 gool oo horyaalka La Liga ah.

Hadaba halkan hoose kaga bogo kooxaha goolasha ugu badan ka dhaliyay 5-ta horyaal ee ugu waaweyn yurub:

Premier League:

Man City: 33

Leicester City: 29

Liverpool: 27

Chelsea: 27

La Liga

Barcelona: 31

Real Madrid: 27

Atletico Madrid: 18

Sevilla: 17

Serie A

Lazio: 28

Inter: 25

Cagliari:23

Juventus: 11

Bundesliga:

RasenBallsport Leipzig: 29

Borussia Mönchengladbach: 24

Bayern Munich: 27

Ligue 1:

PSG: 28

Angers: 17

Marseille: 15

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*