RASMI: Isku Aadka 8 Dhamaadka Carabao Cup-ka Oo La Soo Saaray, Ayay Liverpool, United & City Ku Aadeen

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka 8 dhamaadk tartanka Carabao Cup-ka xilli ciyaareedkan kadib markii la ciyaaray kulamadii 16-ka ee tartanka.

Tartanka ayay 8 kooxood isugu soo hadheen kadib markii ay 8 kooxood ka hadheen tartanka xalay iyo habeen hore oo la ciyaaray tartanka.

Kooxaha Everton, Aston Villa, Man City, Leicester City, Colchester City, Man United, Oxford United iyo Liverpool ayaa isugu soo hadhay wareega 8 dhamaadka tartanka.

Kulamada 8 dhamaadka ayaa la ciyaari doonaa 16 bisha December iyada oo ay kooxaha soo badiya iska xaadirin doonaan Semi-finalka tartanka Carabao Cup-ka.

Isku aadka ayaa soo saaray Kulamo xiiso iyo xamaasad leh kuwaas oo si weyn loo sugayo marka la ciyaari doono.

Hadaba Halkan Hoose kaga bogo isku aadka oo dhamaystirkan:

Image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*