Waa Kuma Xiddiga Uu Lionel Messi Ugu Neceb Yahay Ciyaartoyda Kubada Cagta? Maxaase Sababay Cadaawada Uu U Hayo Xiddigaan?

Lionel Messi ma ahan ciyaaryahan cadow badan sameysta, laakiin waxa ay isku dhaceen hal ama labo ciyaaryahan waayihiisa ciyaareed.

Hadaba waa kuma xiddiga uu Lionel Messi ugu necban yahay ciyaartoyda kubada cagta?

Barnaamijkeena muuqaalka ee xulashada Laacib TV waxaan maanta ku eegeynaa ciyaaryahan ay si weyn isagu dhaceen Lionel Messi oo uu weli cadaawad u hayo iyo xiddig kale oo isna loo maleynayo in Messi dartiis uu uga maqan yahay xulka qaranka Argentina.

Warbixintaan oo faahfaahsan ka daawo halkaan: RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO WARBIXINTA OO DHAMEYSTIRAN.

Si aad u hesho warbixino xiiso leh oo ku saabsan kubada cagta iyo guud ahaan isboortiga rukumo kanaalka aan ku leenahay Youtube. Riix halkaan si aad Subscribe u dhahdo.

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*