Waa Kuma Halyeeyga Uu Zlatan Ibrahimovic Qashin Qubka Ku Riday? Maxaa Sababay In Xiddig Hadda Hor Farkeeto Ku Dagaalamay Uu Sidaas U Galo?

Daaficii hore ee kooxda AC Milan Thiago Silva ayaa shaaca ka qaaday in Zlatan Ibrahimovic uu mar qashin qubka ku riday Gennaro Gatuso.

Waxay aheyd arin ka yaabisay ciyaartoyda qolka labiska, laakiin maxaa dhexmaray Ibrahimovic iyo Gattuso oo sababay inuu xiddiga rere Sweden qashin qubka ku rido halyeeyga Talyaaniga?

Gennaro Gattusso waxaa lagu xusuustaa inuu ahaa xiddig xamaasad badan markii uu garoonka ku jiray.

Sidoo kale waa xiddig farkeeto lugta uga muday mid ka mid ah asxaabtii ka garab ciyaareysay.

Warbixintaan oo faahfaahsan ka daawo halkaan: RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO WARBIXINTA OO DHAMEYSTIRAN.

Si aad u hesho warbixino xiiso leh oo ku saabsan kubada cagta iyo guud ahaan isboortiga rukumo kanaalka aan ku leenahay Youtube. Riix halkaan si aad Subscribe u dhahdo.

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*