Paul Pogba Oo Man United Kaga Yaabsaday Kadib Markii Uu U Sheegay In Uu Doonayo In Uu Isaga Tago Kooxda Xagaagan.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United Ee Paul Pogba ayaa ka yaabsaday Man United isaga oo maamulka kooxda u sheegay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Xiddiga khadka dhexe ayaa lala xidhiidhinayaa kooxaha Real Madrid iyo Man United kadib markii uu qirtay in uu doonayo in uu tartan cusub ciyaaro kadib dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore.

Wargayska Daily Mirror ayaa sheegaya in uu Pogba kooxda si cad ugu sheegay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda xagaagan inta uu furan yahay suuqa kala iibsiga xagaagan.

Taas ayaa ka yaabisay maamulka iyo waliba tababare Ole Gunnar Solskjaer Kaas oo doonyay in kooxda ku sii haysto xiddiga xilli ciyaareedkan kadib markii uu ciyaaray kulankii Chelsea.id

Suuqa xagaaga ee horyaalada kale ayaa wali furan sidaas darteed Pogba ayaa u sheegay man United in uu doonayo in uu isaga tago kooxda inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Real Madrid ayaa si aad ah u doonaysa saxiixa xiddiga iyaga oo dalabyo ka soo gudbiyay adeegiisa laakiin dalabyaas ayaan ahayn kuwii ay Man United doonayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*