Neymar Oo Lagu Daray Liiska Xiddigaha PSG Ee U Duulay Shiinaha Kulamada Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub.

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar ayaa lagu daray 33-ka xiddig ee ay kooxdu u qaadatay dalka Shiinaha ee ay kaga qayb gali doonaan kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Arintan ayaa dhacday xilli xiddiga reer Brazil lala xidhiidhinao in uu isaga tagayo kooxda PSG Inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Kooxda uu tababare Thomas Tuchel ayaa la ciyaari doonta kooxaha Inter Milan Sydney FC Iyo Rennes ka hor inta ayna si Rasmi ah u bilaaban xilli ciyaareedka cusub.

Neymar ayaa la filayaa in uu kooxda PSG u ciyaaro kulankiisii ugu horeeyay kadib markii uu ka soo kacay dhaawac uu ku seegay tartanka Copa America ee ka dhacay Brazil.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha PSG ee uu ku jiro Neymar:

AOUCHICHE Adil

AREOLA Alphonse

BAKKER Mitchel

BERNAT Juan

BULKA Marcin

CAVANI Edinson

DAGBA Colin

DIALLO Abdou

DRAXLER Julian

GUCLU Metehan

HEMANS Isaac

HERRERA Ander

INNOCENT Garissone

JESE

KEHRER Thilo

KIMPEMBE Presnel

KURZAWA Layvin

KOUASSI Tanguy

MBAPPE Kylian

MBE SOH Loïc

MEUNIER Thomas

NEYMAR JR

NSOKI Stanley

SARABIA Pablo

TOUFIQUI Azzedine

TRAPP Kevin

VERRATTI Marco

ZAGRE Arthu

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*