RASMI: Kulamada Todobaadka Ugu Horeeya Premier League Xilli Ciyaareedka 2019/2020 Oo La Soo Saaray

Waxa Si Rasmi ah loo soo saaray Isku aadka Jadwalka Horyaalka premier Leageu xilli ciyaareedka 2019/2020 kaas oo la filayo in uu mar kale noqdo mid si weyn loogu tartamo lagana dhaxlo xiiso iyo xamaasad aad u badan.

Horyaalka premier League xilli ciyaareedka 2019/2020 ayaa si Rasmi ah u bilaabmi doona 9 bisha August kuna beegan Maalin jimce ah iyada oo ay maalintaas noqon doonto bilowga xilli ciyaareed aad u daba dheeraan doona.

Xiriirka Premier League ayaa haatan si Rasmi ah u shaaciyay kulamada maalinta ugu horaysay ee laga ciyaari doono horyaalka premier League iyada oo lagu bilaabi doono kulamo xiiso leh maalinta ugu horaysaba.

Taageerayaasha Kooxaha kala duwan ee premier Leageu ayaa isha ku haya in ay ogaadaan kulamada ay ku bilaaban doonto kooxdoodu iyo waliba kulamada xiisaha leh ee kale.

Halkan Hoose Kaga Bogo Kulamada La Ciyaari Doono maalinta Ugu Horaysay ama todobaadka ugu horeeya ee horyaalka premier League 2019/2020:

  • 09/08/2019 20:00 Liverpool v Norwich City (Jimce)
  • 10/08/2019 12:30 West Ham United v Manchester City (Sabti)
  • 10/08/2019 15:00 A.F.C. Bournemouth v Sheffield United (Sabti)
  • 10/08/2019 15:00 Burnley v Southampton (Sabti)
  • 10/08/2019 15:00 Crystal Palace v Everton (Sabti)
  • 10/08/2019 15:00 Leicester City v Wolverhampton (Sabti)
  • 10/08/2019 15:00 Watford v Brighton (Sabti)
  • 10/08/2019 17:30 Tottenham Hotspur v Aston Villa (Sabti)
  • 11/08/2019 14:00 Newcastle United v Arsenal (Isniin)
  • 11/08/2019 16:30 Manchester United v Chelsea (Isniin)

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.