Messi Waa Xiddig Qalbi Jilicsan , Muxuu Ahaa Go`aankii Keenay In Barcelona Uu Baaqi Ku Sii Ahaado

Waxaa jira waxyaabo badan oo ay adag tahay in la sawirto iyadoo ay kala maqan yihiin, Lionel Messi iyo Barcelona ayaa ka mid ah.

Laakiin waxaysan dad badan ogeyn in xiddiga reer Argentina uu ku dhawaaday inuu Barcelona ka tago sannadii 2014, waxayna qaadatay talaabo mucjiso ah inuu sii joogo Camp Nou.

Haddii Tito Valanova uusan hadal qiiro leh kula hadli laheyn, Lionel Messi wuxuu u dheeli lahaa midkood Manchester City ama Paris Saint-Germain.

Halkaan ka sii dhameystiro warbixntaan cajiibka ah 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.