Iska Ilow Neymar & Ronaldo, Waa Kuma Xiddigii Diyaarad Helicopter Ah Tababarka Ku Imaan Jiray Maalin Walba?

In diyaarad Helicopter lagu yimaado tababarka maalin walba, mahan xitaa mid ay xiddigaha ugu fiican caalamka Ronaldo iyo Messi isku dayaan.

Laakiin goolhayihii hore ee Arsenal Jens Lehmann ayaa sidaasi sameynayay muddo bilooyin ah.

Markii uu u ciyaarayay kooxda VFB Stuttgart, goolhayaha Jarmalka ayaa doorbidayay inuu dib ugu laabto gurigiisa oo ku yaala deegaanka Berg ee duleedka magaalada Munich oo 150 mayl u jirtay kooxdiisa.

Halkaan Sheekadaan Xiisaha Leh 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.