Daawo : Shaxda Waalida Ah Ee Ay Real Madrid Ku Soo Muuqan Karto Xilli Ciyaareedka Dambe Ka Dib Saxiixa Hazard

Hazard ayaa si rasmi ah ugu biiray koxoda Real Madrid iyadoo uu Chelsea uga wareegay hishiis 5 sano ah gaaraya waxaana ku baxday lacag dhan 100 milyan oo euro .

Real ayaa lagu wadaa in Hazard ay taageerayaasha u soo bandhigaan maalinta qamiista oo ku beegan 13-ka

Hadaba hishiiska Hazard iyo saxiixyadii kale ee ay soo sameysya Real Madrid sidee ayay noqoneysaa shaxda asaasiga ee Real Madrid ee xili ciyaareedka dambe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.