Pep Oo Niyadda U Dhisay Kooxaha Ingiriiska Ka Dib Taarikhdii Uu Dhigay Xilli Ciyaareedkaan

Tababare muujiyay dareenkiisa ka dib markii City uu ku hogaamiyay in ay nus darsin goolal ah ay FA Cup-ka kaga qaadaan kooxda Watford

Waxa uu xusay in uu goob joog u noqday final aan la aamini karin uuna rumeysan la`yahay in sedex koob uu markii ugu horeysay ka qaaday Ingfiriiska

” Wallee xili ciyaareedkaan ma aha mid la aamini karo” ayuu sio kooban u yiri Pep ka dib kulan wareed uu qabtay

” Arintaan aan sameynay haatan kooxo kale waa ay sameyn karaan sharaf ayay iinoo tahay in City markii ugu horeeysay sedex koob qaadaan hal xilli ciyaareed gudahiis”.

“Haatan waa in aan isu diyaarinayaa xilli ciyaareedka dambe waliba saxnaa waxii naga qaldamay , ma aha in aan sii joogno meesha aan haatan taagannahay” ayuu sii raaciyay Pep iyadoo loo fasiray hadalkaas in uu ula jeedo Champion-ka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.