Goorta Hishiiska Hazard Lagu Dhawaaqayo , Sterling Waxaa Loo Dhiibayaa Kabtanimada Ingiriiska Xilli Klopp-na Laga Doonayo Suuqa Iyo Warar Kale

Fox Sporta ayaa shaaca ka qaaday xilliga ay Real Madrid ku dhawaaqeyso saxiixa Luka Jovic iyo Hazard .

Jovic oo la xusay in Real la hishiyeen waxaa uga baxeysa 60 milyan euro halka Hazard-na ay ku baxeyso 100 milyan waxa ayna wararka sheegayaan in ay la gaareen hishiis shaqsiyeed

Hadaba warkaas iyo Raheem oo loo dhiibayo calaamadda kabtanimo ee qaranka Ingiriiska iyo guud wararkii ugu dambeeyay ciyaaraha ka daawo LaacibTv Tube

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.