Daawo Falaanqeyn: Dhibaatada Real Madrid Waa Sii Jireysaa Xittaa Haddii Hazard Yimaado, Maxaa Xal Ah ?

Tababare Zidane wax kama badalin dhibaatada Real ee xilli ciyaareedkaan , waxa uu hogaamiyay 11 kullan kaliyana waxa uu badiyay 5 kullan waxaana xusid mudan in kulamadaas ay ku badiyeen qaab dirqi ah marka laga reebo kulamadii Athletic Bilbao iyo Celta Vigo .

Dhab ahaan waxa uu ahaa xilli ciyaareed musiibo ah mana muuqaneyso in Hazard oo lala xariirinayo iyo Luca Jovic oo lagu waramay in ay la soo wareegeen in ay xal u noqon karo dhibka Real balse waxa ay kooxda u baahan tahay dib u dhis aad u balaaran

Hadaba qiimeyn la xariirta xaaladda Real waxaa soo falaanqeynaya Wariye Cisman Fantastic , ka daawo Laacib Tv Tube ama qeybta hoose

1 Comment

  1. Sxb waxa aan kaa sugnaaba waa xaalada Chelsea sidee ugu soo laabankartaa qaab ciyaaredkisa ku guulesiga ahaa horyaalka iyo awoodii laga baqi jiray

Leave a Reply

Your email address will not be published.