Daawo 🔥: Hal Arin Darteed Chelsea Waa Ay Ogalanayaan Iibinta Hazard✈, Real-na Lacag Iyo Ciyaaryahan Ayay Ku Badalayaan Saido Mane 💰Xilli United Laga Soo Diiday Dalab Ay Barca Ula Tageen👎

Real Madrid ayaa u muuqata kuwo aan ka quusan saxiixa Mane waxa ayna markaan diyaariyeen qorshe Liverpool ku qasbi kara in ay ogalaadaan in ay sii daayaan laacibka .

Lacag iyo ciyaaryahan ayay isugu darayaan si Liverpool u fasaxaan Mane inkastoo dadka arimaha suuqa indha indheeya tilmaamayaan in Liverpool aysan ogalaan doonin sii daynta laacibkaas ,

Warkaas iyo qodobo ay ka mid yihiin , Juve oo lacag waali ah ka geyneysa Icardi , United oo dalab Barcelona ula tageen la soo diiday , Chelsea oo hal arin darteed u ogalaatay in Hazard Real ka iibiyaan iyo Pogba oo kabtanka United noqonaya kaga bogo wararka LaacibTv Tube , Subscribe horay u sii dheh si aad u rukumato ama hoos ka daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.