Barnaamijka N X : Luka Jovic , Noloshii 50-ka Euro, Xilligii Uu Ku Sigtay In Lugaha Laga Jibiyo , Khiyaanadii Aabihii Iyo Noloshii Uu Soo Maray Xiddiga

Ku Soo dhawaada barnaamika Nolosha Xiddigaha, Nolosha reerkiisu waxaa hareeray colaado ay ugu dambeyntii ku baxeen, balse waxay ku taageereen in uu noqdo xidigga uu haatan yahay, Aabihii wuxuu dartiisa u khaamiiyey reerkiisa, balse ma aysan calfan dhaqaalaha badan ee uu xiddiga haatan ku raaxeysanayo.

Nolasha jaceylkiisa, saddex-leydii uu ku xaday indhaha dad badan ee keentay in mid walba oo kamida goolashaasi micno gooni ah loo sameeyo iyo tafaasiil badan oo aad uga baahan tahay nolosha hoose ee ciyaaryahanka ciwaanada warbaahinta haysta ee Luka Jovic.

Hadal heynta joornaalada cayaaraha todobaadyadii ugu dambeeyay waxaa haysta ciyaaryahanka Luka Jovic, kaasoo lala xiriirinayo horyaalada ugu tunka weyn qaaradda Yurub.

Hadaba maxaad ka taqanaa sooyaalka nololeed ee xiddigaan iyo halka uu kasoo bilaabay xirfadda haatan guuleystay ee ay ku hardamayaan sidii ay uga macaashi lahaayeen kooxo badan, Ka Daawo LaacibTv Tube Ama Hoose sidoo kale Subscribe si barnaamijyadeena kuu soo gaaraan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.