Hazard, Modric, Fekir & 25 Xiddig Ee Heshiiskoodu Dhici Doono Xagaaga 2020

Kooxaha Reer yurub ayaa si aad ah u dadaalaya sidii ay u sii haysan lahaayeen xiddigohooda ugu fiican iyaga oo doonaya in ay ka saxiixdaan heshiisyo cusub.

Laakiin waxa jira kooxo badan oo waayi kara xiddigaha ugu fiican kooxdooda wakhtiga soo socda maadama uu heshiiskoodu dhici doono xagaaga 2020.

Liiska ayay ku jiraan xiddigo haatan la odhan karo waa kuwa ugu fiican qaarada yurub kuwaas oo si xor ah ugu biiri kara kooxaha ay doonaan 2020.

Xiddigaha uu heshiiskoodu dhici doono dhamaadka xilli ciyaareedka dambe ayaya u badan kooxaha ugu waaweyn yurub iyaga oo waliba ah xiddigo magac ku leh adduunka.

Hadaba Halkan Kaga Bogo 25-ka xiddig ee uu heshiiskoodu dhici doono dhamaadka xilli ciyaareedka dambe:

  1. Cristian Eriksen (Tottenham)
  2. Eden Hazard (Chelsea)
  3. Callum Hudson-Odoi (Chelsea)
  4. Pedro Rodriguez (Chelsea)
  5. Marcus Rashford (Man United)
  6. David Silva (Man City)
  7. Toby Alderweireld (Tottenham)
  8. Ever Banega (Sevilla)
  9. Ezequiel Garay (Valencia)
  10. Mario Hermoso (Espanyol)
  11. Luka Modric (Real Madrid)
  12. Keylor Navas (Real Madrid)
  13. Sergio Reguilon (Real Madrid)
  14. Pablo Sarabia (Sevilla)
  15. Stefan Savic (Atletico Madrid)
  16. Giorgio Chiellini (Juventus)
  17. Edin Dzeko (Roma)
  18. Stephan El Shaarawy (Roma)
  19. Mario Mandzukic (Juventus)
  20. Blaise Matuidi (Juventus)
  21. Dries Mertens (Napoli)
  22. Jose Callejon (Napoli)
  23. Edinson Cavani (PSG)
  24. Radamel Falcao (Monaco)
  25. Nabil Fekir (Lyon)
  26. Lucas Ocampos (Marseille)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.