10-kii iib Ee Ugu Qaalisanaa Ee Man United Samayso Oo La Soo Saaray

Man United Ayaa ku dhibaatootay in ay lacag Fiican ku iibiso xiddigaha kooxdeeda sanadihii ugu dambeeyay.

Si kasta ha ahaatee waxa jira xiddigo ay lacag badan ku iibisay suuqa kala iibsiga.

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa ah xiddiga ugu qaalisan ee ay iibisay kooxda Man United iyaga Oo 80 milyan ka Siiyay Real Madrid.

Halkan waxa aan ku Soo bandhigi doona 10-kii iib ee ugu qaalisanaa ee ay samaysay kooxda Man United.

  1. Cristiano Ronaldo – £80m
  2. Romelu Lukaku – £63m
  3. Angel Di Maria – £53.6m
  4.  David Beckham – £31.9m
  5.  Daniel James – £24.8m
  6. Jaap Stam – £21.9m
  7. Morgan Schneiderlin – £19.6m
  8. Juan Sebastian Veron – £18.6m
  9. Danny Welbeck – £17m
  10.  Dean Henderson – £14.9m

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga