10-ka Xiddig Ee Ugu Qaalisan Premier League Oo La Soo Saaray.

Shabakada Transfermarkt ayaa cusbooneysiisay liiskooda ciyaartoyda ugu qaalisan Premier League dhowr isbuuc ka dib xilli ciyaareedka cusub.

Shabakada ayaa soo saartay 10-ka xiddig ee ugu qaalisan premier league kadib markii uu bilowday xilli ciyaareedka cusub ee 2021/2022.

Weeraryahanka Kooxda Tottenham ee Harry Kane ayaa ah xiddiga ugu qaalisan Premier League isaga oo ku fadhiya 120 milyan oo euro.

Dhanka kale kooxda Man City ee Jack Grealish ayaa ku jira kaalinta 2-aad isagaoo ku fadhiya 100 milyan oo euro inkasta oo ay jiraan 3 xiddig oo kale oo 100 milyan lagu qiimeeyo.

Xiddigaha Romelu Lukaku, Kevin De Bruyne iyo Mohamed Salah ayaa lagu qiimeeyaa lacag dhan 100 milyan oo euro.

  1. Harry Kane (Tottenham): €120 million
  2. Jack Grealish (Manchester City): €100 million
  3. Romelu Lukaku (Chelsea): €100 million
  4. Kevin De Bruyne (Manchester City): €100 million
  5. Mohamed Salah (Liverpool): €100 million
  6. Raheem Sterling (Manchester City): €90 million
  7. Bruno Fernandes (Manchester United): €90 million
  8. Jadon Sancho (Manchester United): €90 million
  9. Sadio Mane (Liverpool): €85 million
  10. Heung-min Son (Tottenham): €85 million

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*