10-ka Xiddig Ee Ugu Goolasha Badan Taariikha Premier League

Ka tagista Sergio Aguero ee Man City ayaa la macno ah in uu Premeir League waayi doono mid ka mid ah Gooldhaliyayaasha Ugu fiican taariikhda tartanka.

Sergio Aguero ayaa wakhti fiican ku soo qaatay kooxda Man City iyo premier league isaga oo soo dhaliyay goolal badan kooxdiisana ka soo caawiyay ku guulaysiga koobab badan tariikhda kooxda.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 10-ka xiddig ee ugu goolasha badan taariikhda premier League.

  1. Alan Shearer: 260 Gool
  2. Wayne Rooney: 208
  3. Andrew Cole: 187
  4. Sergio Aguero: 181
  5. Frank Lampard: 177
  6. Thierry Henry: 175
  7. Robbie Fowler: 163
  8. Jermain Defoe: 162
  9. Harry Kane: 160
  10. Michael Owen 150

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Gabadheey Ha Ogolaan Guurka Ninka 5-tan Caado Leh, Ma Ahan Mid Kuu Fiican.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*