10-ka Xiddig Ee Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray

Premier League ayaa todobaad kale qabtay indhaha adduunka kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo ay soo bandhigeen xiddigaha ka qayb galaya tartanka.

Kooxda Arsenal ayaa garaacday Tottenham, halka ay chelsea iyo Man United la kulmeen guuldarooyinkii ugu horeeyay ee horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Liverpool ayaa dhankeeda lumisay dhibco kadib markii ay bar-baro ku dhaafi waayeen kooxda Brentford kulan waali ahaa oo ay labada kooxood kala dhaliyeen.

Shabakada Sportsmail ayaa soo saartay 10-ka xiddig ee ugu fiicnaa todobaadkii Premier League kadib markii la soo afjaray kulamadii todobaadka ee horyaalka.

  1. Mohamed Salah
  2. Allan Saint-Maximin
  3. Ismaila Sarr
  4. Cristiano Ronaldo
  5. Said Benrahma
  6. Romelu Lukaku
  7. Raul Jimenez
  8. Bukayo Saka
  9. Joao Cancelo
  10. N’Golo Kante

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*