10-ka xiddig Ee Ugu Fiican Man United Oo La Soo Saaray

Man United waa koox leh Taariikh weyn kubada cagta ah.

Man United waxa u Soo ciyaaray qaar ka mid ah Xiddigaha ugu Fiican Taariikhda.

Xiddigo ay ka mid yihiin David Beckham, Paul Scholes $ Cristiano Ronaldo ayaa ka mid ah Xiddigaha Soo Matalay man United.

  1. Sir Bobby Charlton
  2. Wayne Rooney
  3. Denis Law
  4. George Best
  5. Cristiano Ronaldo
  6. Eric Cantona
  7. Ruud van Nistelrooy
  8. Mark Hughes
  9. Dwight Yorke
  10. Andy Cole

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga