10-ka Xiddig Ee Da’yarka Ah Ee Uu Qiimohoodu Kor U Kacay Sanadka 2020 Oo La Soo Saaray.

Xiddigaha Premier League wacdaraha ka dhigaya ee Phil Foden, Mason Greenwood & Bukayo Saka Ayaa ka mid ah 10-ka xiddig ee uu qiimohoodu kor u kacay ilaa haatan sanadka 2020.

Xiddigaha premier League ayaa qaab ciyaareed cajiib ah waxana liiska kula jira 4 xiddig oo La Liga ah iyo waliba 3 xiddig Bundesliga.

Qaar ka mid ah xiddigaha Liiska ku jira ayaan la yaab noqonayn marka loo eego in ay qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigeen sanadkan lagu jiro.

Hadaba Halkan Hoose kaga bogo Liiska 10-ka xiddig ee uu qiimohoodu kor u kacay sanadkan:

  1. Alphonso Davies (£49.50m Kor U kac)
  2. Ansu Fati (£36m Kor U kac)
  3. Erling Haaland (£31.5m Kor U kac)
  4. Phil Foden (£27m Kor U kac)
  5. Mason Greenwood (£27m Kor U kac)
  6. Bukayo Saka (£24.3m Kor U kac)
  7. Diego Carlos (£22.5m Kor U kac)
  8. Lucas Ocampos (£22.5m Kor U kac)
  9. Renan Lodi (£22.5m Kor U kac)
  10. Jude Bellingham (£22.05m Kor U kac)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*