Saturday, July 12th, 2014

Mar kale : Isku Aadka Wareegga 4-ta Ee Champions League-ka Oo Soo Dusay .

Published on April 11, 2014 by
  ·   No Comments

Xilli jimcaha lagu wado in l sameeyo isku aadka wareegga 4-ta ee Champion-ka ayaa waxaa soo baxaya dood culus ka dib markii ay soo duseen xog ku aadan natiijada isku aadkaas.

Xilli arintaan oo kale ay dhacday xilli ciyaareedki hore ayaa haatan xogta soo dustay waxa ay sheegeysaa in kooxaha isu soo haray ay isu arkayaan sida tan Real Vs Atletico Madrid , Munich iyo Chelsea .

Ururka kubadda cagta qaaradda Yurub ayaa la xusayaa in aysan dooneyn in Real Madrid iyo Atletico Madrid ay isugu yimaadaan finalka koobkaan .

Sidoo kale warar hoose ayaa xusaya in ururka kubadda cagta Yurub ay doonayaan in mar kale arkaan Mouriho iyo Pep Guardiola oo iska hor imaanaya

Xigasho : Euro Sport

Share on Facebook

Comments

Readers Comments (0)



Current day month ye@r *