Thursday, August 21st, 2014

France Oo Saartay Liiska Shaxdeeda Koobka Aduunka , Nasri Ayaa Ka Maqan

Published on May 13, 2014 by   ·   No Comments

Tababaraha qaranka France ayaa magacaabay liiska 23-ka laacib ee uga qeyb galaya koobka aduunka xagaagaan Brazil lagu qabanayo

Nasri iyo Gael Clichy oo ciyaara Citry ayaan lagu soo darin liiskaan

Goolhayayaasha s: Hugo Lloris (Tottenham Hotspur), Steve Mandanda (Olympique Marseille), Mickael Landreau (Bastia)

Difaaca : Mathieu Debuchy (Newcastle United), Lucas Digne (Paris St Germain) Patrice Evra (Manchester United), Laurent Koscielny (Arsenal), Eliaquim Mangala (Porto), Bacary Sagna (Arsenal), Mamadou Sakho (Liverpool), Raphael Varane (Real Madrid)

Qadka Dhexe : Yohan Cabaye (Paris St Germain), Clement Grenier (Olympique Lyon), Blaise Matuidi (Paris St Germain), Rio Mavuba (Lille), Paul Pogba (Juventus), Moussa Sissoko (Newcastle United), Mathieu Valbuena (Olympique Marseille)

Weerarka : Karim Benzema (Real Madrid), Olivier Giroud (Arsenal), Antoine Griezmann (Real Sociedad), Loic Remy (Newcaste United), Franck Ribery (Bayern Munich)

Share on Facebook

Comments

Readers Comments (0)



Current ye@r *