Thursday, March 26th, 2015

Xog : Di Maria Oo Taariikhda Real Ka Galay Albaabka Cope Dl Rey

Published on April 17, 2014 by   ·   1 Comment

Di Maria ayaa ku guuleystay in taariikhda Real uu ka galo dhanka finalka Cope Del Rey ka dib markii uu dhaliyay goolka koowaad ee Real daqiiqadii 11-aad ka dib baas uu ka helay Banzema .

Di Maria ayaa sidaan ku dhaliyay goolkii ugu dhaqsiyaha badan ee Real ee Finalka koobkaan tan iyo sanadkii 1989-dii xilligaas oo ay Real dhaliyeen goolkoodii ugu deg degga badnaa ee finalka Cope Del Rey ka dib 5 daqiiqo biloowga ciyaarta .

Sidoo kale Di Maria ayaa ku guuleystay in uu ka qeyb qaato dhalinta 13 gool 14-kii kulan ee ugu dambeyay ee Real halka 3 uu dhaliyay xilli 10-na uu sameeyay .

Sidoo kale kooxda.com ayaa xuseysa in Di Maria uu goolkaas u yahay kiisii 4-aad ee Cope Del rey ee xilli ciyaareedkaan .

Share on Facebook

Comments