Xog : Andrés Iniesta Oo Saftay Kulankiisii 500-aad Ee Barcelona

Andrés Iniesta ayaa ka qeyb galay kulanka haatan nasiinada loogu maqan yahay ee ay martida ugu yihiin kooxda Atletico Madrid kaasi oo qeyb ka ah lugta labaad ee wareegga 8-da ee Champion-ka .

Kulankaan ayuu Andrés Iniesta u yahay kiisii 500-aad ee maaliyadda Barcelona tan iyo aayihiisa ciyaaraha ee kooxdaas ee xilli ciyaareedkii 2002/2003-dii

Waxa ayna kooxda.com xuseysaa in lagu tiraanayo Andrés Iniesta laacibkii 5-aad ee taariikhda Barcelona ee gaara kulankii 500-aad waxaana horay sidaan oo kale u sameeyay Xavi , Puol iyo Valdes

Share on Facebook

Fikirkaada Ku Dhiibo Facebook