Liverpool ayaa war fiican ka heshay xaalada Andy Robertson kaas oo ay wararku sheegayaan in uu ka badbaaday dhaawac halis ah kadib markii uu ku dhaawacmay kulankii saaxiibtinimo e Scotland iyo Northern Ireland. Natiijooyinka baaritaanka
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli