Sunday, November 23rd, 2014

Ancelotti Oo U Gacan Haatiyay In Ronaldo Safanayo Kulanka Finalka Cope Del rey Ee Barcelona

Published on April 11, 2014 by   ·   No Comments

Macalinka kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa diiday in laacibkiisa koowaad ee Ronaldo ka fogeeyo kulanka arbacada ee finalka Cope Del Rey ee ay lala leeyihiin kooxda Barcelona .

Sidaas oo ay tahay macalinkaan hore ee PSG ayaa xusay in uusan halis gilineyn laacibkaan Ronaldo .

” Ma aqaan in uu ciyaarayo kulankaas arbacada Ronaldo iyo in kale , waa in aan sugnaa xoogaa dhaawac fudud ayuu ka sheeganayaa , waa suura gal in uu safto kulankaas sidaas oo ay tahay ma dooneyno in aan halis gilino”.

Dhanka kale kulanka Almeria ee berito ayuu Ancelotti ka yiri ” niyad wacan ayaan u haynaa in aan ka badineyno Almeria”.

Share on Facebook

Comments

Readers Comments (0)



Current ye@r *