Sunday, November 23rd, 2014

Gennaro Gattuso : Waxaan Ku Riyoonayaa In Aan Tababare U Noqdo Milan

Published on April 16, 2014 by   ·   No Comments

Xiddigii hore Milan ee Gennaro Gattuso ayaa daboolka ka qaaday in uu dareemayo in Milan uu ku soo laaban doono maalin uun isaga oo tababare ah .

Gennaro Gattuso ayaa Sky Sports Italy ka yiri ” waxaan aaminsanahay in maalin uun ku laaban doono Milan aniga oo tababare ah “.

Gennaro Gattuso ayaa xusay in Milan ay ku leedahay xasuus badan uuna rajeynayo shaqadaas.

Mar uu ka hadlayay macalinka Milan ee haatan ee Clarence Seedorf ayuu Gattuso yiri ” Clarence Seedorf waa tababare dhisaya tiirarka Milan wax halis ahna kuma jiro , waxaa qasab ah in Milan timaado tartan waliba oo qaaradda yurub ah “.

Share on Facebook

Comments

Readers Comments (0)



Current ye@r *