Monday, July 28th, 2014

Ugu dambayn Napoli Oo Diyaar U Ah Inay Bixio Lacagaha Liverpool Ku Doonayso Pepe Reina.

Published on April 20, 2014 by   ·   No Comments

Kooxda ka dhisan Talyaaniga ee Napoli ayaa Liverpool kula kulmi doonto sidii ay u bixin lahayd lacagaha lugu doonayo Pepe Reina.

Corriere dello Sport ayaa laga soo xigtay in goolhayahan heerka caalami ee xulka Spian in qandaraaskiisa Reds lugu burburin karo aduun gaaraya £5.2m, waana lacag ay xilligan miiska saari doonto Naples.

Pepe-Reina-stats

Napoli ayaa isku diyaarinaysa inay miiska saarto lacagtaas iyo weliba in Reina faraha u geliso sadex sano oo heshiis ah si ay meesha uga saarto heshiiska amaahda ah oo ay ka dhigto mid rasmi ah.

Share on Facebook

Comments

Readers Comments (0)



Current day month ye@r *