Sunday, December 21st, 2014

Oohintii Ilaa Gubaabadii Kabtan Gerrard, Daawo Sawiradii Cajiibka Ahaa Ee Hogaamiyaha Reds Ka Dib Kulankii City.

Published on April 14, 2014 by   ·   1 Comment

Shalay ayeey ahayd markii Hogaamiyaha Liverpool Steven Gerrard indhihiisa kasoo daateen Ilin ilaa iyo hada la aqoon sababta ay ku timi walow jaraa’idada dhowr wax k sababeeyeen.

Mar waxa la leeyahay waxay ilintaasi ku timid xasuuqii ay ku dhinteen Taageerayaasha Liverpool, marna waxa la leeyahay Qaa’id Gerrard waxa uu la farxay guushii ay ka gaareen kooxda Man City oo ahayd tijaabo adag oo ay ka gudbeen ka hor hanashada horyaalka England Premier League xilli ciyaareedkan.

Sidoo kale Gerrard ayaa ciyaartooyda kooxdiisa saf soo geliyey dhamaadka ciyaarta isagoona si wayn u dhiiri gelinayey wiilasha uu hogaamiyaha u yahay.

Hadaba daawo Shabakada Kooxda.com oo soo urrurisay Sawiradii ugu fiicnaa ee Kabtan Gerrard.

s1 s3 s6 s7 s8 s13 s15 s2 s4 s9 s10 s11 s14s5

Share on Facebook

Comments

Readers Comments (1)

  1. XUDEYFa SYL says:

    Yes viva our lengd cptn G viva leaderpool and famly of YNWA



Current ye@r *