Wednesday, July 30th, 2014

Koox Riyo Ah Oo Laga Sameeyay Xiddigaha Man United iyo Kuwa Man City Xagaagan.

Published on May 17, 2014 by   ·   No Comments

Magaalada Manchester ee Ingiriiska xilli ciyaareedkan dhinacna waa ay ka dansaneyd halka dhanka kalana laga riyaaqsanaa. Man United ayey ku daba cadeyd xili ciyaareedkan oo dhan ah  halka Man City ay ku soo xareysatay labo koob oo weyn.

Hadaba Majalada Dail Mail ayaa hal koox ka sameysay xiddigaha labada Manchester,United ayaana ku yeelatay liiskan labo ciyaaryahan.

Joe Hart (Manchester City)

Pablo Zabaleta (Manchester City)

Vincent Kompany (Manchester City)

Martin Demichelis (Manchester City)

Patrice Evra (Manchester United)

David Silva (Manchester City)

Yaya Toure (Manchester City)

Fernandinho (Manchester City)

Samir Nasri (Manchester City)

Sergio Aguero (Manchester City)

Robin van Persie (Manchester United).

Share on Facebook

Comments

Readers Comments (0)



Current day month ye@r *