Loolanka loogu jiro kabta dahabka ah ee horyaalka Premier League ayaa mar walba ahaa mid si weyn loogu tartamo. Horyaalka premier League ayaa waxaa ku sugnaa qaar ka mid ah weeraryahannada ugu waa weyn adduunka,
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli