Thursday, July 10th, 2014

Daawo : Taageerayaasha United Oo Diyaarad Jees Jees Ah Marsiiyay Hawada Anfield United 20- Gerrad 0

Published on May 11, 2014 by   ·   No Comments

9ebddfdd78771d820e5f226136f2e4ca3623987b_660x450Taageerayasha Man United ayaa ku jees jeesay kabtanka kooxda Liverpool ee Gerrard oo haatan kooxdiisa ay kulan la leedahay kooxda Newcatsle United

Taageerayaasha United ayaa diyaarad u diray hawada garoonka Liverpool taasi oo xanbaarsneyd boor ay ku tilmaamayaan in United ay qaadeen 20-jeer horyaalka Ingiriiska halka Gerrard-na uusan waligiis halin .

Boorkaas ayay ku soo qoreen United 20- Gerrarad 0 , waxa ayna arintaan dhacday xilligii ciyaartooyda Liverpool ay garoonka soo galayeen taasi oo ka careysay taageerayasha Liverpool

Share on Facebook

Comments

Readers Comments (0)



Current day month ye@r *